Muqdisho (HM) –Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaw shaacisay in magaalada Muqdisho lagu soo rogayo bandow xilliga habeenkii ah, kaas oo saarnaa doona...
Muqdisho (HM)-War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo dhoweeyey bayaankii ka soo...
Muqdisho (HM) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta sheegay inuu ka walaacsan yahay sida shacabka Soomaaliyeed aysan wali ugu baraarugsanayn halista...
Hargeysa (HM)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo kasoo laabtey safar uu ku tegay dalka Ingiriiska ayaa nan gelin karan-tiil, sidda uu shaaca...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo...
Muqdisho (HM)-Wasiiru dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin ayaa maanta duhurnimadii u geeriyooday cudurka Coronavirus oo maalmihii la soo dhaafay u xanuunsanayay....
Muqdisho (HM)–Barnaamij gaara oo ku saabsan dhagaxa dhulka kusoo dhacaya ee hadal haynta xooggan maalmaan dhaliyey. HALKAN KA DAAWO VIDEO
Laascaanood (HM ) Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka dagaal Qadhaadh oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed uu...
Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa warbixin si guud u dul istaagaysa cudurka Coronavirus ee adduunka afeeyay, saameynta uu ku yeeshay...
Muqdisho (HM)-Qoyska Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inuu saameyn weyn ku yeeshay cudurka Coronavirus, kadib markii uu ku dhacay tobanaan ka mida...