Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xaqiijiyey in gogosha uu u fidiyey ay kaliya ka qeybgalayaan madaxda maamulada iyo dowlada,...
Muqdisho (HM)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Dowladda federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxaan Ducaale Beyle oo maanta shir jar’id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu...
Garoowe (HM)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegay ayaa...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Maaliyadda dowladda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa qadka isgaarsiinta la iska arko (Video Conference) kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda...
Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa muddo labo maalmood ah fasaxaysa Diyaaradaha keenaya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran dalalka caalamka kuwaasi oo ku dagidoona...
Hargeysa (HM)-Soomaliland ayaa sheegtay in ay u madax banaan tahay maamulista hawadeeda oo aysan jirin cid kale oo xiligaan la maamusho hawadda....
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii shalay kasoo yeedhay Wasiiradda dowladda Soomaaliya ee ku sugnaa Magaalada Garowe oo sheegay in...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxay soo bandhigtay sababta dhabta ah ee ka dambeysa dib-u-dhaca ku yimid socdaalka madaxweyne Farmaajo ee...
Muqdisho (HM)-Tirada dhimashada xanuunka coronavirus ayaa kor u dhaaftay 5,000 gudaha Yurub, waxaana uu si daran ugu faafay Talyaaniga, Spain iyo Jarmalka,...
Muqdisho (HM)-Afhayeenka Hey’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa dhawaan sheegay in isticmaalka lacagaha gacanta lagu qaado ay sii kordhin karto faafida caabuqa...