Muqdisho (HM)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo shalay khudbad ka jeediyay degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa shacabka degaankaasi...
Laascaanood (HM)- Maxkamad ku taala Turkiga ayaa siyaasi mucaarad oo caan ah waxay sagaal sano iyo sideed bilood oo xabsi ah ay...
Hargeysa (HM)-Muuse Biixiga Soomaliland intii uu ku sugnaa Dalka Jamuuriyada Jabuuti ayaa waxaa kamid ahayd meelihi uu booqday isla markaana uu soo...
Laascaanood (HM)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud si uu u hubiyo dhaqan...
Laascaanood (HM) – Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta oo muddo ahaa saaxiibo iyo xulufo aan kala harin, ayaa hadda u muquda inay sii...
Laascaanood (HM)-Taliyaha ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland, Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar (Dheere) oo haatan ku sugan degmada Baran ee gobolka Sanaag ayaa si...
Hargeysa (HM)-Maamulka Soomaaliland ayaa sheegtay in laga bilaabo Kowda Bisha Octoober e soo socota ay deegaanadeeda keeni doonto Shidaalka laga keeno dalka...
Muqdisho (HM)-Dowladda Kenya ayaa qarka u saaran in ay isaga baxdo dacwadda badda, sidda uu sheegay Xeer-ilaaliyaha guud ee Soomaaliya, Dr Axmed...
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa waxbo kama jiraan waxay ku tilmaamtay sheegashooyin been abuur ah oo ku aadan in ay sii deysay maxaabiis...
Laascaanood (HM)-Abwaan Shaacir oo kamid ah Hal-abuurka waa weyn ee Soomaliland ayaa si kulul uga hadlay isla markaana fashilay oo sheegay arrimo...