Garoowe (HM)-Xeer-ilaalinta dowladda Puntland ayaa waxay si adag u beenisay warar la faafiyey oo ku saabsan in lasii daayey raggii loo xukumay...
Garoowe ( HM ) Taliyaha ciidamada Daraawiishta ee mmulka Puntland, Sareeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in...
Muqdisho (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu xafiiska la wareegay wuxuu ka qeybgeli doonaa fadhiga guud...
Muqdisho (HM)-Ciidamada ammaanka ayaa waxaa lagu waramayaa in ay gobolka Shabeellaha Dhexe ku qabqabteen ergo oo kamid ah kuwii dhowaan u hogaan-samay...
Muqdisho (HM)-Sargaal katirsanaa ciidamada booliiska AMISOM kana soo jeeda dalka Uganda ayaa shalay oo sabti ah meydkiisa laga helay guri uu ka...
Garoowe ( HM ) Taliyaha Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaadhay Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag. Jen. Yaasiin...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay sanadkan ka qeyb galaya Shirka Golaha Guud ee loo dhan yahay Qaramada...
Laascaanood ( HM ) Abaanduulaha Ciidamo maleeshiyaadka Soomaliland Cabdirisaaq Siciid Bulaale ayaa ka Jawaabay Hadalo kasoo yeedhay Taliyaha Ciidamada maamulka Puntland, oo...
Muqdisho (HM)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof...
Garoowe (HM)-Dhegeysiga dacwada badda oo la bilaabi lahaa September 9, 2019 ayaa Maxkamada ICJ dib u dhigtay, kadib markii Kenya ay codsatay....