Muqdisho (HM)-Telefishinka Al Jazeera, gaar ahaan barnaamijkiisa Inside Story ayaa lagu falan-qeeyay doorashada Maamul Goboleedka Jubbaland iyo xilligan waxa ay muhiim ugu...
Laascaanood (HM)-Carrie Symonds, saaxiibadda Boris Johnson, ra’iisul wasaaraha Ingiriiska , ayaa waxaa loo diiday in ay gasho Mareykanka, waa sida warbixintu u...
Hargeysa (HM)-Madaxwweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi oo la hadlayey bulshada kasoo jeeda deegaanada uu ka arrimiyo ee ku dhaqan sucuudiga ayuu waxaa...
Laascaanood (HM)-Boqolaal shacab ah oo ka cadhaysan dhaqamada iyo gabood falada fooosha xun ee ay magaalada Laascaanood ka wadaan maleeshiyaadka Soomaliland iyo...
Hargeysa (HM)-maamulka Soomaliland ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka Degmada Hadaaftimo ee Gobalka Sanaag kaas oo uu ka dhashay khasaare...
Kismaayo (HM)-Maamulka Jubaland ayaa sheegay in la xiray xuduudaha magaalada Kismaayo ee dhulka, cirka iyo badda, laga billaabo caawa 6-da maqribnimo illaa...
Badhan (HM)-Warar dheeraad ah oo hadda soo baxay aya xaqiijiyay in ciidamada maamulka Puntland ay dagaalka kuwa Somaliland ka qabsadeen gaadhi nooca...
Muqdisho (HM)-Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa muuqaal ay soo duubtay ku muujisay inay dooneyso inay beegsato dalka Itoobiya. Muuqaalkan ayaa lagu sheegay...
Laascaanood (HM)-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah maamulka Somaliland lagala...