Badhan ( HM ) Dagaal ayaa magaalada Hadaftimo oo dhinaca galbeed ka xigta maggaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku dhex maray ciidamo...
Kismaayo ( HM ) Magaalo Xeebeedka Kismaayo waxaa ka socota hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Jubbaland, iyadoo Musharaxiinta khudbadaha jeedinaya...
Laascaanood (HM)-Magaalada Laascaanood wararka ka imaanaya waxaa ay sheegayaan in ay xiisad ka taagan tahay meydadka 2 ruux oo ay siyaabo kala...
Garoowe ( HM) Puntland waxay jirsatey 20 sano, muddada ay jirtey waa wakhti aad u dheer oo wax badan la qabtey wax...
Kismaayo (HM)-Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa isku raacay in Baarlamaanka lagu wareejiyo hoggaaminta Howsha doorashada Madaxweynaha....
Hargeysa (HM)-Ciidamada ammaanka maamulka Somaliland ayaa xabsi kuyaal magaalada Hargaysa ku xiray mid kamid ah fanaaniintii ka qaybgalay xuskii sanad guurada 21aad...
Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Garoowe (HM)– Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarta Guddiga Kumeel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta...
Laascaanood (HM) – Ciidamo maleeshiyaadka Soomaliland ee ku sugan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ayaa xalay waxaa ay magaalada ku dileen Qof...
Muqdisho ( HM) Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah...