Beledweyne (HM) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid...
Garowe (HM) -Maxkamadda racfaanka magaalada Garowe ayaa fadhigii ugu horreeyay maanta ka yeelaneysa Kiiska Marxuumad Caa’isho Ilyaas Aadan oo kufsi iyo dil loogu...
Laascaanood ( HM ) Shir mudo 11-cisho ah uga socdey Magaalada Badhan Beelaha Degga Gobolka Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari ayaa Laga...
Laascaanood (HM)-Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in aysan ogolaan doonin cid dambe oo fiiso la’aan ku soo gasha gudaha Puntland. Wasiir ku...
Laascaanod ( HM) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan ku saabsan magaalada Laascaanod iyo Qurbajoog kusoo Noqday. HALKAN KA DAAWO...
Laascaanood (HM)-Xildhibaan Dhakool oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Soomaaliland ee kasoo jeeda Gobalka Sool oo mudo u xidhnaa Xubno kamid ah maamulkaas...
Hargeysa (HM ― Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa, kaasi oo loo geystay Askari ka...
Hargeisa (HM) Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay telefishannada Horyaal iyo Eryal, sida lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed...
Muqdisho (HM)-Wararka la helayo magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa sheegaya in dowladda dalkasi ay aastay madaxweynihii dalkaasi Masar Mohamed Mursi. Saacado...
Muqdisho (HM)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub....