Home » November 30th, 2017
Entries posted on “November, 2017”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee iskaashiga waddamada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay qaar kamid ah madaxda halkan isugu yimid si loo sii xoojiyo xiriirka iskaashi ee […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Waxaa Shir Watashi ah Yeeshay Golaha Sare ee Dhaqanka ee Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Waxayna Isimadu Isla Qaateen in La Dar Dar Galiyo Qabsoomida Shirwaynaha Beelaha Sool Sanaag iyo Cayn oo Mudo La Sugayey. Sidaasi Dartee Waxaa La Go,aamiye Qabsoomida Shirwaynahaasi Waxaana La soo Saaray Go,aamadani Hoos Ku Qaran. 1 Waa Inuu […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Wasiirka Maaliyadda Dowlada Federalka Cabdiraxmaan ducaale Beyle ayaa Maanta Daahfuray Diwaangalinta Ciidamada Xoogga Dalka oo markii ugu horeysay taariikhda Soomaaliya askari walbo mushaarkiisa uu ku qaadan doono AKOONKIISA gaarka ah. Arintaan oo uu hormuud ka yahay Wasiir Beyleh ayaa ujeedkeedu waxa uu yahay in laga gudbo Nidaamka Lacagaha Kaashka ah gacanta loogu qeybiyo Ciidamada taasoo […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in bam gacmeed lagu tuuray ciidamo ka tirsan Puntland kuwaasoo marayay waddo mashquul badan oo ku taal bartamaha magaalada Boosaso. Bamkan ayaa geystey qasaaro iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in dad gaaraya toban ruux oo badankood ahaa ciidamadii saarnaa gaariga bamka lagu weeraray la dhigey […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Safiiradda Mareykanka u fadhida golaha ammaanka ee Qaramada midoobay, Nikki Haley ayaa hoggaanka Kuuriyada Waqooyi uga digtay in gebi ahaan ba la burburinayo haddii uu dagaal qarxo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Nikki Haley oo ka hadashay shir deg deg oo golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ku yeesheen magaalada New York ayaa ugu baaqday dhamaan dalalka […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray caasimada dalka Ivory Coast ee Abidjan ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Félix Houphouët-Boigny Madaxweyne ku xigeenka dalkaas Daniel Kablan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Marcel Amon Tanoh iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda dalkaas. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ay […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo Isagu magaalada Laascaanood ka Hirgeliyey Shirkada GURMAD ayaa eedaymo kala duwan dusha uga Tuuray Shacabka Laascaanood, Isagoo aan waxba u Reebanin. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Reer Laascaanood Shirkad Gurmad la dhaho ayaan idiin keenay, Qabyaalad ayaa Dadka idinka Reebtay, 17-kun oo Guri ayaa laascaanood ku yaala, Laba sano ayay Shirkadu Joogtay […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa waxay si Rasmiya uga mid noqon doonaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Qaybtiisa 54-aad, Kuwaasi oo Hoos tagi doona Dawladda Dhexe ee Soomaaliya. Sidiiq Warfaa oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, Sidoo kalana ah Xoghayaha Guud ee Gudiga Difaaca ayaa Xaqiijiyey Arintaan, Wuxuuna sheegay in maalinta Beri ah (Khamiis) loo Qaban doono Munaasibada […]
November 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood. Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub. Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru […]
November 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Ugaas C/Rashiid Xasan oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Degmada Boocame ee Gobolka Sool ayaa eedayn dusha uga Tuuray Maamulka Puntland, Wuxuuna sheegay inay deegaanka Bixin ay ka wado Dhul-boob Cusub. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Maamulka Puntland, Ama Qabiilka dega Garoowe waxay Caado ka dhigteen inay kusoo duulaan oo sheegtaan Deegaanka Bixin oo ka Tirsan […]
November 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »