WARARKA SOOMAALI

Xildhibaanada ka soo jeeda Deegaanada Soomaliland oo war ka soo saaray Dagaalka Tukaraq iyo Xaalada Gobalka Sool-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaray qoraal beenin iyo baaq nabadood oo ay uga hadlayaan colaada Gobolka Sool.

Xildhibaanada oo ka soo jeeda Gobollada Sool, Sanaag iyo Togdheer ayaa waxay ku beeniyeen qoraalo baraha bulshada la soo dhigay oo ku saabsan Colaada Gobolka Sool.

Qoraal ay soo saareen Xildhibaanada ku saxiixan qoraalkan ayaa waxaa uu u qornaa sidan:-

Halkan ka akhriso

SOMALI NEWS

To Top