Fadhi aan Caadi ahayd oo Magaalada Buuhoodle ay Maanta Ku Yeesheen Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Buuhoodle Ayey Xilalkii Kaga Qaadeen Saleebaan Adan Cilmo Dheel iyo C/rashiid Faracade oo Labodooduna kamid ahaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Buuhoodle.
HALKANI KA DAAWO VEDIO
Xildhibaanadaasi Ayaana Lagu eedeeyey inay ka Qayb Galeen soo Dhawayntii Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ENG C/xamiid Camay oo Dhawaan soo Gadhay Buuhoodle.