Cuqaal iyo Waxgarad Ka soo Jeeda Beesha Cali Gari Ahmed oo Kamid ah Beelaha Waa Wayn ee Dega Buuhoodle ayaa Maanta Raali Gali Buuxda u Diray Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh Dhacdadii ka Dhacday Deegaaanka Higlo Ka Dhacday ee Buuhoodle.
Kulankaasi Waxaa Ka Hadlay Cuqaal iyo Odayaal Waxayna Raalin Gali Balaadhan u Direen Madaxwaynaha Khaatumo iyo Guud ahaan Beesha uu Ka soo Jeedo Waxayna Ka Raali Galiyeen Falkii ka Dhacday Deegaankaasi.
Cali Dhagjar
