WARARKA SOOMAALI

Daawo Xaalad Adag Oo Kasoo Koradhay Deganaka Bali Harac Oo G- Sool Iyo Qaylo Dhaan Kasoo Yeedhay

Widhwidh Deganka baliharac ee gobolka sool ayaa waxaa siweyn looga soodayrinayaa xaaladeed noleleed tvga somalinews tv oo booqday degankaas odayaasha wax garadka dhamaan qaybaha bulshda reer baliharac ayaa si iskumida baaq ugu diray cidkasta oo usoo gurman karta dadka ay saamaysay abaartu

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

xaalad adag ayaa nooga muuqatay in tii aan kusugnayn degankaasi waxaana indhahayagu qabanayeen boqolaal xoolo ah oo bakhtigoodu wadhan yahay waxaana ay sheegeen in gurmad lala soo gaadho degankaas

SOMALI NEWS

To Top