WARARKA SOOMAALI

Vedio” Wafti uu Hogaaminayo Boqor Abdilaahi Ahmed Cali oo Booqday Degmada Gocondhaale Kuna Wareejiyey Deeq Lacag ah

Boqor Abdilaahi Ahmed Cali oo Kamid ah Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle iyo Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Ayaa Booqday Degmada Gocondhaale ee Buuhoodle Deegaankaasi oo ah Deegaan Dhawaan La aas Aasay Waxaana uu Boqor Halkaasi Kula Kulmay Waxgaradka Buuhoodle.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Boqorka ayaana Guddiga Deegaankaasi Ku Wareejiye Deeq Lacag ah oo Loogu Talo Galay inay ku iibsadaan Biyo Macaan Xiligan oo Deegaankaasi ay ka Jiraan Biyo La,aan Baahsan Waxaana uu Bororku Ku Baaqay in Laga Shaqeeyo Nabad Galiyada Deegaankaasi.

SOMALI NEWS

To Top