WARARKA SOOMAALI

Vedio” Garoonka Buuhoodle oo Bilaabay Duulimaad Toos ah iyo Maamulka Garoonka oo Ka Hadlay Hadal Ka soo Yeedhay Somaliland

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle Ayaa Xiligan Bilaabay Duulimaad Toos ah Kaasi oo ah Muqdisho To Buuhoodle Duulimaadkaasi ayaana ah Mid Todobaadkiiba Diyaarad Ku Imaanayso Magaalada Buuhoodle Waxaana Talaabadaasi soo Dhaweeyey Waxgaradka Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Qaarkamid ah Madaxda Dhaqan ee Buuhoodle oo Kamid ahaa Boqor Abdilaahi Ahmed Cali ayaana Kamid ahaa Dadkii Diyaaradaasi Maanta Raacay” Maamulka Garoonka Ayaana Ka Hadlay Hadal Ka soo Yeedhay Somaliland oo ahaa inaan Garoonka Fasax La,aan Laga soo Degi Karin

SOMALI NEWS

To Top