WARARKA SOOMAALI

Vedio” Ururka Safamalka ee Anfac oo Qaybo Cusub Ku Kor Dhiyey Dugsiga Hoose Dhexe ee Banyaal

Ururka Anfac oo Kamid ah Ururada Samafalka ah ee Ka Hawl Gala Degmadaasi Widh Widh ee Buuhoodle iyo Deegaanada Hoos Yimaada ayaa Qaybo Cusub Ku Kordhiye Dugsiga Hoose Dhexe ee Degmadaasi Waxaana Munaasabadaasi Goob Joog ahaa Waxgaradka Deegaankaasi.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Maxamed Abdilaahi Maxamed Dheeg oo Kamid ah Madaxda Sare Sare ee Ururkaasi Anfac ee Deegaankaasi Ka Hawl Gala Waxana uu Faah Faahin Dheeraad ah ka Bixiyey Dugsigani Deegaankaasi Banyaal ee Balaadhanita Xiligan Lagu Wado.

SOMALI NEWS

To Top