Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Degmada Xamar Lagu Xidh ee Buuhoodle Ayaa Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad oo Loogu Talo Galay Hooyada iyo Dhalaanka Isla Markaana Lagu Daaweeyo Dadka uu ku Dhacay Xanuunka Cudurka Shuban Biyoodka oo Dhawaan Deegaankaasi Ka Dilaacay.
Dadkaasi Ayaana Haatan Lagu Daawaynayaa Dugsiga Hoose Dhexe ee Degmadaasi Xadhadhanka ee Buuhoodle Waxaana Haatan soo Baxaya Baaqyo ay Dirayaan Waxgaradka Deegaankaasi si Loo Dhiso Xarunntaasi Caafimaad