WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Hayaag oo Ceegaag kaga dhawaaqay Alle Bari-Video

Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmada Ceegaag oo Deegaankaasi Ku Yeeshay Shirwayne Balaadhan ayaa Shaaciyey Alle Bari Balaadhan Kaasi oo ay Yeelan Doonto Beesha Hayaag oo Lagu Qaban Doono Degmada Ceegaag Bisha 7 ee Sanadkani aynu Ku Jirno Waxaana Ka soo Qayb Galay Shirkani Lagu Shaacinayey Alle Bari Cuqaasha Beeshaasi

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Waxgaradkani Cuqaashan Ayaana Fariin u Diray Guud Ahaan Waxgaradka Beeshaasi inay Ka soo Qayb Galaan Alle Barigaasi oo ah Mid Guud ahaan Ka Madaxbanaan Wax Siyaasad ah Waxaana Waxgaradkani Ay sheeegeen in Alle Barigani Looga Dan lee yahay in Beeshu Ku Midowdo kana Tashano Horumarka.

 

Cali Dhagjar

Buuhoodle

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top