WARARKA SOOMAALI

Daawo:Barakacayaasha Buuhoodle oo la Diiwaan galiyey iyo Maamul u gaara oo la magacaabay-Video

Barakacyaasha Ku Sugan Duleedka Waqooyiga iyo Bariga Magaalada Buuhoodle Gaar ahaan Ceelasha Biyaha Ayaa Loo Sameeyey Maamul Gaar ah si Loo Helo Nidaam ay Ku Dhaqmaan Barakacyaashu Waxaana Loo Sameeyey Xafiis u Gaar ah Kaasi oo Diiwaan Galin Ku Sameeyey Dhamaan Barakacyaasha Deegaanka Buuhoodle ee Xooluhu ay Ka Dhamaadeen.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Xafiiskani Ayaana Waxaa La Yidhaahdaa Xafiiska Adeega Isku Xidhka Barakacyaasha iyo Ha,yada iyagu Dadkaasi Caawina ama Dadka Muxsiniinta ah oo Iyagu Doona inay Dadkaasi Barakacyaasha ah Gacan Caawimo u Gaystaan Kulankani Ayaa Dhinaca Kale Waxaa ka Qayb Galay Guddiga Ka Shaqeeya Magalaada Buuhoodle.

 

Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top