WARARKA SOOMAALI

Vedio” Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Hadlay Xiisada Ka Dhex Aloosan Carabta

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabile oo Kamid ah Bahwayne Reer Khaatumo Ayaa haatan Waxaa uu si Adag uga Hadlay Xaalada Haatan ka Taagan Wadamada Carabta Gaar ahaan Xiisada iyo Cunaqabatayta Lagu soo Rogay Wadankaasi Qadar oo Haatan Xiisada ka taagantahay.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Abwaanka Ayaa Dhinaca Kale Waxaa uu Fariin u Diray Madaxda Somalia iyo Guud ahaan Dalalka Islamka inay Isku Duubnaadaan Xiligan Waxaana uu sheegay in Loo Baahan Yahay Midnimada Dalalka Islamka” Waxana uu ka Digay Dagaal Ka Dhaca Wadankaasi Qadar

SOMALI NEWS

To Top