WARARKA SOOMAALI

Daawo:Abwaan Reer Khaatumo ah oo Banaanka soo dhigay Sirtii maamulka Hargeysa ee Sweden-Video

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo kamid ah Bahwaynta Reer Khaatumo Ayaa ka Hadlay Safaarada Maamulka Hargaysa ka Furtay Wadankaasi Sweden Waxana uu Dhaleeceeyey Qaabka Safaaradaasi Xiligan Loo Furay oo uu sheegay inaanay ahay Mid Sax ah Waxana uu Fariin u Diray Madaxda Dawlada Somalia.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Dhinaca Kale Waxaa uu Ka Hadlay Hadal Ka soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cadaani oo ahaa in Maamulka Somaliland yahay Mid Madaxbanaan Waxana uu sheegay in Warkaasi Yahay Mid aan Sax ahayn oo ay kamid yihiin Dawlada Somalia.

 

SOMALI NEWS

To Top