WARARKA SOOMAALI

TOOS U DAAWO:-Doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda toos u bilaabmatay-Video

Waxaa goor dhow si rasmi ah u furmay kulanka Baarlamaanka ee lagu dooranayo Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, iyadoo lagu furay aayadaha qur’aanka kariimka.

Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/weli Muudey ayaa sheegay in kulanka ay soo xaadireen uu kooramka ku furmay 238 Xildhibaan, isla markaana wixii Xildhibaanada ku soo kordha ee gadaal ka yimaada lagu dari doono.

Hadaba halkan hoose si toos uga daawo doorashada:-

HALKAN TOOS UGA DAAWO DOORASHADA

SOMALI NEWS

To Top