WARARKA SOOMAALI

Shir dhanka Telefoonka ah oo ay Iclaamiyeen odayaasha Ex-G11 & Waxyaalaha lagaga hadli doona??.

Bulshada reer Khaatumo gebi ahaanteedba waxa lala socodsiinayaa inuu jiro shir dhanka telefoonka ah, maalinimada sabtida ah ee bishan March tahay 18ka, kaasoo ay soo xaadiri doonaan inta badan odayaashii ExG11 , ayagoo ka warami doona arimo dhawr ah oo khuseeya deegaamada Khaatumo State.

Hadaba dhamaan shacabka reer Khaatumo waxa lala socod siinayaa inay ka soo qaybgalaan kulankaas dhanka telefonka ah.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top