WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Puntland oo amartay in Hawadda laga saaro Telefishinka Soomaliland iyo Wasiirka-Video

Garoowe (Horufadhi News)-Maamul Gobaleedka Puntland ayaa amar kusoo rogay  shirkadaha DSAT in ay Hawadda kasaraan Telefishinka Maamulka Somaliland sida uu ku cadeeyey wareegto uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta,Isgaarsiinta ,Hidaha,Dhaqanka & Boostada Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlayey Garoowe.

Halkan ka akhriso Warqadda ka dhan ah Tv-ga Soomaliland. + VIDEO

SOMALI NEWS

To Top