Garoowe (Horufadhi News)-Maamul Gobaleedka Puntland ayaa amar kusoo rogay shirkadaha DSAT in ay Hawadda kasaraan Telefishinka Maamulka Somaliland sida uu ku cadeeyey wareegto uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta,Isgaarsiinta ,Hidaha,Dhaqanka & Boostada Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlayey Garoowe.
Halkan ka akhriso Warqadda ka dhan ah Tv-ga Soomaliland. + VIDEO
