Muwaadin Soomaali ah ayaa waxaa loo magacaabay maxkamadda Khilaafyadda ganacsiga iyo ICC Afrika.
Guleed Yusuuf oo haysta culuunta shraciyadda ee Jaamacadaha Warwick iyo Columbia ayaa noqonaya muwaadinkii u horeeyey ee magaca Soomaaliya ku gala Maxkmaddan qaybteeda Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska.
Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ee ku taalla dalka Holland ayuu horey Muwaadin Soomaali kale u galay, kaasi oo ah garsoorre Abdu Qawi Yuusuf.
