WARARKA SOOMAALI

Daawo:ururka Samadoon oo ka jawaaby baaq kasoo yeedhay Deegaanka Geedxamarka-Video

Dhawaan Ayey Ahayd Markii Lashaaciyey Codsi Kuwajahnaa Umada Muxsiniinta Ah Kaasi Oo Ahaa In Ay Kaqayb Qaatan Dhismaha Malcaamd Quraan Deganaka Geedxamarka Degmada Widhwidh Ee G- Cayn Waxaana Degaankaasi Oo Ah Mid Dhawaan La Yagleelay Hada Codsigaasi Kajawaabay Ururka Samafalka Samadoon Oo Ah Urur Khayri Ah Oo Kasheeya Gobolka Cayn

HALAKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ururkan Ayaa Isagu Qaatay 1 Qol In Ay Dhamays Tiraan Halka Qolka Kalena Umada Muxsiniinta Ah Laga Codsaday In Ay Soodhamays Tiraan

SOMALI NEWS

To Top