WARARKA SOOMAALI

Maxkamada Ciidamada oo fulisay Amar kasoo baxay Farmaajo +Video

Taliska maxkamada ciidamada qalabka sida eeDawlada Soomaaliya ayaa soo saaray amaro culus oo ku socda ciidamada iyo maleeshiyaadka isbaarooyinka dhigta.

HALKAN KA DAAWO

Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shoote ayaa sheegay in ragga isbaarooyinka dhigta ay ukala baxaan sedex qeybood oo kala ah: Maleeshiyo Hubeysan, Ciidamo katirsan dowladda iyo rag qaab qabiil isku baheystay.

 

Taliyaha maxkamada ciidamada ayaa tilmaamay in hadii lasoo qabto dadkaas isbaarooyinka dhigta la marsiin doono ciqaab lamid ah tan lagu qaado askarta Shabaab ee dagaalada lagu qabto.

SOMALI NEWS

To Top