WARARKA SOOMAALI

Madaxweynaha H/Shabelle oo iclaamiyay Arin lid ku ah Xukuumada farmaajo+Video

Hogaamiyaha Dawlad Gobolleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waxa uu ka hadlay Arin Xasaasi ah.

Cosoble oo ka qeyb galayey Munaasabad loogu sameenayey Casho Sharaf ayaa sheegay in Hirshabelle ay ka go’an tahay Maqaamka Muqdisho inay soo celiyaan ayna maamul udhisayaan.

HALKAAN KA DAAWO MD HIRSHABELLE

Muuse Suudi Yalaxoow oo ka hadlay Munaasabada ayaa cod dheer ku sheegay in la dayacay Xaqii Xamar ku Laheyd Dawlada Soomaaliya oo maamul Gobolleed aysan weli noqon Reer Banaadir.

SOMALI NEWS

To Top