WARARKA SOOMAALI

Maxamed Cumar Carte oo ka hadlay Taariikhda Aabihii Cumar Carte Qaalib oo Hargeysa lagu aasay.

Hargeysa (HM)-waxaa maanta Magaalada Hargeysa lagu aasay Alle ha unaxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo maalintii shalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Hargeysa oo uu mudadanba ku xanuunsanaa Marxuumku.

Madaxda sare ee Maamulka Soomaliland oo uu ugu horeeyo Muuse Biixi ayaa ka qayb galay aas balaadhan oo halkaasi loogu sameeyay.

Wiilkiisa Maxamed Cumar Carte oo ka hadlay Taariikhda Aabihii Cumar Carte Qaalib iyo sooyaalka taariikheed ee uu ku lahaa dalka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top