WARARKA SOOMAALI

Madaxweyne Cali Khaliif oo markii ugu horeysay Bixiyey waraysi kusaabsan Safar uu dhowaan ugu kicitimay magalaada Nairobi+Video

Madaxweyne Cali Khaliif (Galleyr) Ayaa bixiyey waraysi kusaabsan safar uu dhowaan ugu kicitimay magaalada Nairobi ee xarunta Wadankaasi Kenya.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale kawaramay Safar uu kusii maray magaalada hargeysa halkaas oo diyaarad karaacay.

HALKAN RIIX WARAYSI DHAMAYSTIRAN

SOMALI NEWS

To Top