Jigjiga (HM)-Sirdoonka Itoobiya ayaa sheegay in mudo kudaba jireen ragan ayna soo qabashadooda u suurto galisay wada shaqeyn ay ka heleen shacabka, waxa ayna saraakiisha Sirdoonka Itoobiya sheegeen in xubnahan baaritaano dheeraad ah lagu sameyn doono .
Halkan ka Akhriso Magacyadan raga ay soo bandhigeen Sirdoonka Itoobiya
1:-Fu’ad Shaafi Khadiir
2:-iimaan Asafa(Faaruuq Ismaaciil)
3:-abdijabar Abdalla Ibraahim.
4:-Siciid Mustafa Ibraahim.
5:-Mascuud Gabayaahu.
6:- Tafare Tashome(Idiris).
7:-Abdirahman Adan Abubakar.
8:- Mukhtaar Gaab.
9:- Jaamac Diiriye Abdi.
10:- Sh Ahmed Nuur Maxamed Osmaan.
11:-Abdul Abdi Jamal.
12:- Cumar Ridwaan muhaadi.
Howlgalkan ciidamada Sirdoonka Itoobiya ku qabteen xubnahan la sheegay in ay katirsan yihiin Daacish iyo Al Shabaab ayaa imaanaya xili gudaha Itoobiya ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya dowlada federaalka Itoobiya iyo Ciidamada Tigrey.