WARARKA SOOMAALI

Guulaha Waaweyn ee Ku hoos duugan shirka London ee Shalay Lasoo Gaba gabeeyey & Waxa laga filankaro +Video

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa magaalada London kusoo dhamaaday shirka Madaxda Qaranka, Maamul Goboleedyada iyo Beesha Caalamka.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed waxaana siyaabo kala duwan uga hadlay Madaxda Soomaalida iyo kuwa Beesha Caalamka.

Madaxii qaban qaabada shirka C/raxmaan Ceynte oo ka hadlay sida uu shirka u dhacay ayaa sheegay in DFS ay gaartay guul la taabankaro.

Ceynte waxa uu sheegay in shirka uu laf-dhabar u ahaa Horumarka Umadda Soomaaliyeed waxa uuna tilmaamay in guul laga gaaray shirka.

HALKAN KADAAWO VIDEO BUUXA

 

 

 

SOMALI NEWS

To Top