WARARKA SOOMAALI

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo soo Bandhigay Cabashooyinka Go’aanka ka gaareen

Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka dadban ayaa soo bandhigay Cabashooyinka rasmiga ee ay go’aanka ka gaareen, Dacwadaha dib ay ula noqdeen soo Dacwoodayaasha, iyo cabashooyinka aan saxsanayn iyo 25 dacwo kale.

War kasoo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 25 Dacwad ay ku celin doonaan Gollaha Wadatashiga Qaranka marka ay soo idlaadan kuraasta doorashooyinkooda ay ku harsan yihiin maamulada Hirshabeelle iyo Jubbaland.

Maamulada Jubbaland iyo Hirshabeelle oo kaliya ayaa weli soo dhammeynin doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, waxaana ku harsan 26 kursi oo 16 kamid ah deegaan doorashadoodu ay tahay Magaalada Garbahaarrey…

 

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo soo Bandhigay Cabashooyinka Go’aanka ka gaareen
To Top