WARARKA SOOMAALI

DHAGAYSO:-Culumadda oo si kulul uga hadlay dhibta ka dhalan karta Cadaalad darada lagu hayo Qoyska Caasho Ilyaas-Video

Gaalkacayo (HM)-Sheekh Maxamuud Ow-Cabdulle Cariif oo kamid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ka hadlay xaaladda qoyskii Marxuum Caasho Ilyaas oo dil iyo kufsi loogu geestay Gaalkacyo.

Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in falkii ka dhacay Gaalkacyo hadii aan loo helin Ciqaab la marsiiyo dadkii ka dambeeyay ay ka dhalan doonto Ciqaab iyo Aafo xun oo saamayso dhamaan umadda Soomaaliyeed.

Sheekha ayaa sidoo kale fal aad u xun ku micneeyay in qoyskii dhibka gaaray hadana ay la sii kulmaan jir xumeen iyo faquuq bulshada dhaxdeeda ah.

HALKAN KA DHAGAYSO

SOMALI NEWS

To Top