WARARKA SOOMAALI

Deg Deg:-Xaalad adag oo caawa ka taagan Hargeysa iyo dhimashada iyo dhaawaca oo..

Hargeysa (HM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa sheegaya in Ilaa imika 3 Qor ay ku dhinteen Roobab dabaylo watay oo galabta ka da,ay Magaalada Hargaysa iyo Nawaaxigeeda ,badhasaabka Hargeysa ayaa warbaahinta u xaqiijiyey Geerida 3 Qof.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha maamulka Hargeysa Muuse Biixi oo gaadhay Cusbitaalka weyn ee Hargeysa oo dadka dhaawaca ah iyo dadka dhintay waxaa uu ka hadlay xaaladan adag ee ka taagan Magaalada Hargeysa .wuxuu sheegay in dhimashadu tahay tirada aan kor kusoo xusnay dhaawacuna uu yahay 18 Qof.

 

SOMALI NEWS

To Top