WARARKA SOOMAALI

Deg Deg Daawo:Dagaal culus oo u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland oo ka socda Gobalka Mudug-Video

Wararka naga soo gaadhaya degaanka Balibusle ee Barriga gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Saaka ay degan tahay Xaaladda degaankaasi oo shalay ku dagaalameen Maleeshiyaad kasoo kala Jeedda maamulada Punland iyo Galmudug.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxgaradka labada maamul ayaa waxa ay wadaan dadaallo kala duwan oo lagu xalinaayo dagaalka ka taagan degaanka Bali busle.

Ku dhawaad lix qof ayaa dhimatay oo kamid ahaa dhinacyadii dagaalamay halka tiro intaas ka badana uu dhaawac soo gaaray.

 

SOMALI NEWS

To Top