WARARKA SOOMAALI

Deg Deg:-Caare oo u jawaabay Nuux Taani kuna dhawaaqay Dagaal & Xiisad cusub Soomaliland-Video

Laascaanood (HM)-Hoggaamiyaha Jabhadda la dagaalanta maamulka uu Muuse Biixi hoggaamiyo ee Soomaliland Korneyl Caare oo goordhow Waraysi siiyey Tv- Hctv oo isagu hore u baahiyey hadalkii Nuux Taani ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen dagaal isaga oo weerar celis ku qaaday Nuux Taani Taliyaha Ciidanka Soomaliland.

HALKAN KA DAAWO WARAYSI

SOMALI NEWS

To Top