WARARKA SOOMAALI

Daawo:Weriye Sakariye Wadani oo Deeq Biyo ah gaadhsiiyey Dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan duleedka Widhwidh-Video

Widhwidh Xili ay adagtahay abaarta kajirta degankan widhwidh ayaa wakiilka tvga somali News tv Sakariye Maxamed Ciise Wadani Waxa uu deeq biyo ah loosoo wakiisay uu gaadh siiyey masakiin aad u ildaranaa oo kunool magaalada widhwidh waxaana deeqdan ka faa idaystay dad aad ubadan

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Deeqdan waxaa lasoobaxay hablo kasoo jeeda degankan widhwidh waxayna hablahaasi codsadeen in aan magacyadooda lasheegin hablan oo kunool dalka dibadiisa

xaalka dadka ayaa halis kujira maadaama ayba farihii ay kabaxeen xoolihii ay dhaqan jireen waxaana baaq ugu diraynaa muxsiniinta sadaqada labaxda in ay soocaawiyaan walaalhood

ilahay ayaa sheegay in aan hadii aan iscaawino uu alle ina caawinayo balana ku qaaday hadaan isu gurmano in uu isna inoo gurmanayo markaa walaal aan isu gurmano cidii yadu dadka masaakiinta ugurmanaysa halasoo xidhiidhiin sakariye wadani wakiilka tvga somali News Tv Widhwidh

SOMALI NEWS

To Top