WARARKA SOOMAALI

Daawo- Kooxdii Ololaha Jufiyeysan ka wada Laascaanood oo hadlay, Aflaagaadeeyeyna Gabadh uu qabay Ina Cilmi Saraadlle-Video.

Kooxdii beryahan magaalada Laascaanood sida xoogan uga wadey kala jajabinta Dhulbahante ee uu abaabuley Yasiin Maxamuud Xiir{Faratoon} ayaa markale hadal ay ku riiqdeen yidhi, waxayna afkooda xataa gaadhsiiyey Dumarka dhaxdinta ah ee Dhulbahante qabo, taasoo ah dhacdo Ugub oo dad sheeganaya Cuqaal afkooda aysan gayin. Kooxdan ayaa sheegtay inay yihiin Maxamuud Garaad ilaa hadana ma jirto cid beenisay inay masalaa beelweynta M Garaad ee Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO….

Kooxdan ayaa dad badani ka yaqyaqsoodeen hadaladooda, waxana horey shacabka Laascaanood u sheegeen in Faratoon iyo kooxdaasi ay wadaan furfur iyo colaad baahsan oo dadka dhexdiisa ah, waxaana horey uga hadlay Siciid CIlmi Siraadlle oo sheegay inay wadaan qabyaalada, balse hada asaga iyo xaaskiisii lagu aflgaadeeyey, waxayna sheegeen in xilicii”Gabadh la qabo lagu joogi lahaa Hargaysa dhamaatay”taasoo ah qadaf weyn oo ah ma hadho, in la gaadho xaas nin qabo iyo arimo qoys.

[email protected]

 

 

SOMALI NEWS

To Top