WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xasan Daahir Aweys oo Madaxweyne Farmaajo fariintii ugu adkeyd usoo diray,Ma gaadhay-Video

Hogaamiyihii Ururkii Burburay Ee Xisbul Islaam kana mid ahaa Saraakiisha Al-shabaab Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hadda Xabsi Guri ku ah Magaalada Muqdisho ayaa fariin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu helay Taageero Shacab oo Dal iyo Dibad ah,wuxuuna Xusay in loo baahan inuu ka Faa’deysto islamarkaana uusan Lumin Taageeradaas uu helay.

Sidoo kale Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay Arrimaha Al-shabaab,wuxuuna uu dhaliilay qaabka loola Macaamilo Xarakada Al-shabaab.

SOMALI NEWS

To Top