WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland oo Burco kaga dhawaaqay,,SOOMAALIYA HA NOOLAATO ” -Video

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee maamulka Somaliland oo saaka Warbaahinta kula hadlayey magaalada Burco ayaa ku dhowaaqay Hal mar ” SOOMAALIYA HA NOOLAATO ” . Waxaana intaasi kadib ku qayliyey dad shacab ah isagoo ku badalay Kulmiye ha guulaysto Somaliland ha Noolaato.

Arinta Xiisaha iyo Xamaasada u yeeshay Hadalkan ayaa Noqotay iyadoo Xisbiga Kulmiye oo Wasiirku ka tirsan yahay ay C.raxmaan Cirro ku eedeeyeen Dawladda Soomaaliya, Sidoo kalana Muuqaalo Dacaayad ah ay Muqdisho ka duubeen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaana dadka Arintan ka Falceliyey ay ku sheegeen in Beentii ay Ololaha ku galayeen iyagii kasoo Ifbaxday.

 

SOMALI NEWS

To Top