WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shiikh Shibille oo ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeedhay oo Beesha Jareer weyne si weyn uga xanaaqday-Video

Sheekh Shibli ayaa ka hadlay  Hadal kasoo yeedhay oo Beesha Jareer-wayne  ay siwayn uga Cadhootay, Wuxuuna sheegay inay jiraan dad Qaloociyey Hadalkiisa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu ka cudur Daartay dhamaan dadka dhibsaday arintaasi, Wuxuuna sheegay  Inaysan Jirin meel uu Beel wax uga sheegay, Balse keliya uu sheegay Tilmaan, Wuxuuna Soo daliishaday Qisooyin hore.

SOMALI NEWS

To Top