WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shaqaaqadii Buuhoodle dhawaan ka dhacday oo la soo Afjaray iyo dhalinyaradii labada Beelood oo Gacmaha is qabsaday-Video

Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka cayn waxa nabad buuxda lagu soo dabaalay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaaladaas waxaana gacmaha is qabsaday labadii beelood ee walalaha ah ahaa iyo dhalinyaradii shaydaanku qaaday ee arrintan ka dhacday markii hore.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top