WARARKA SOOMAALI

Daawo:Boqor Abdullahi Dabagooye oo Sanado badan oo uu ka maqnaa Ceegaag tagay-Video

Boqor Cabadlihaahi Axmed Cali ayaa gaadhay deegaanka Ceegaan oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada,waaana markii ugu horaysay ee uu gaadho mudo sanado badan ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay aad usoo dhaweynayaan Boqorka oo mudo badan Ku sugnaa Garoowe waxaana ay sheegeen in uu aad uga raagay.

 

SOMALI NEWS

To Top