Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka cayn waxa nabad buuxda lagu soo dabaalay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaaladaas waxaana gacmaha is qabsaday labadii beelood ee walalaha ah ahaa iyo dhalinyaradii shaydaanku qaaday ee arrintan ka dhacday markii hore.