WARARKA SOOMAALI

Daawo:R/waasaare Khayre oo xidhiga ka jiray Xafiiska Cabashada Dad weynaha iyo Talla bixinta Sharciga,Bulshada oo ku faraxday-Video

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta sirasmi ah xarigga uga jaray Xafiis loogu talagalay in in lagu qabto Cabashooyinka bulshada Soomaaliyeed ee la xiriira dhinacyada Cadaaladda iyo talo bixinta ayaa waxaa magaalaad Muqdisho ka hirgelisay Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xafiisyadan ayaa waxaa ka howlgali doona sharci yaqaano, kuwaasi oo si mutadawacnimo ah bulshada ugu sameyn doona la-talin dhinacyada sharciga iyo Cadaaladda, iydoo uu halkaasi imaan dono muwaadin kasta oo Soomaaliyeed oo qaba tabashooyin, waana markii ugu horaysay oo dalka laga Furo mudo Ku dhow 30-sano.

SOMALI NEWS

To Top