WARARKA SOOMAALI

Daawo:Mareykanka oo Bamkii ugu weynaa ku weeraray Wadanka Afghanistan iyo Wixii dhacay-Video

Milateriga Maraykanka ayaa markii ugu horaysay adeegsaday bamkii ugu weynaa ee aan nukliyeer ahayn, kaasoo ay la beegsadeen ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ee ka dagaallama bariga Afghanistan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bamka oo lagu tilmaamo “hooyada bambooyinka” ayaa qaraxiisu waxa uu la eg yahay midka ay sameeyaan 11 tan oo ah maadada TNT, waxaana Maraykanku uu ku riday godad ay adeegsadaan dagaalyahannada ururka dowladda Islaamiga ee gobolka Nangarhar.

SOMALI NEWS

To Top