WARARKA SOOMAALI

Daawo:Hay,adda Culimada Soomaaliyeed oo war adag kasoo saartay Dhiibista Cabdikariin Qalbi Dhagax iyo Shacabka oo-Video

Culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay arinta C/Kariim Sh Muuse Qalbi-dhagax oo dhawaan loo dhiibay dalka Itoobiya.

HALKA N RIIX DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sh Bashiir Axmed Salaad oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa taageeray talaabada dowlada ay qaaday, waxaana uu sheegay iney qasab tahay in dowlada la garab istaago.

Sh Bashiir ayaa sheegay in dalka haatan uu ku jiro xaalad hormar oo wanaagsan gaar ahaan dhanka amaanka iyo maamulka lana doonayo in dowlada lagu taageero dadaalada ay sameyneyso.

SOMALI NEWS

To Top