WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Gudiga Doorashada Mamulka Somaliland iyo hadalo isburinaya,in Muuse Biixi Doorashada ku shubtay oo Xaqiiqada u dhow-Video

Waxaan weli lagu dhowaaqin Natiijada Rasmiga ah ee Doorashadii ka qabsoontay deegaanada Somaliland, Waxaana Wararka sheegayaan in hada la kala ogaaday Qofka guulaystay, Balse lagu howlan yahay Intaan Natiida lagu dhowaaqin sidii dhinacyada kale loogu qan cin lahaa isda wax u dhaceen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa Hadallo Is-burinaya Warbaahinta ka sheegay  intii doorashadu dhacday kadib,  Waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal ku saabsan.

Dad badan ayaa Qaba in lagu shubtay doorashada,  waxaana wararka qaar sheegayaan inuu Muuse Biixi u muuqdo Hogaamiyaha guulaystay, Inkastoo ay arintaasi Xubnaha Xisbiga wadani uga soo Horjeedaan.

SOMALI NEWS

To Top