WARARKA SOOMAALI

Daawo:Gabadh Caqli badan oo ka yaabsatay Dadkii Ninkeeda oo la Guursaday ku diri lahaa-Video

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in uu aad ula yaabay Gabar caqli badan oo ka reesay dad doonayay inay Ninkeeda ku diraan maadaama Naag kale lala guursaday.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Gabadhaan ayaa soo ogaatay in Ninkeeda uu la qabo Naag kale balse taas badalkeeda waxa ay iska dhigtay qof aan ogeyn oo kale si aysan xaalada u sii xumaan walina Ninkeeda aanan loogu dirin .

SOMALI NEWS

To Top